Gidheys: Labo kun oo qoys oo ka faa’iideysanaya ceel riig ah oo laga qoday deegaanka

0

Dad lagu qiyaasay labo kun oo qoys oo ku nool deegaanka Gidheys ee gobolka Galgaduud ayaa ka faa’iideysanaya ceel riig ah oo dhowaan laga hirgeliyay deegaanka. Deegaanka ayaa ka mid ah meelaha ay saameysay abaarti, waxaana 8 ceel oo ka tirsan 12 ceel oo deegaanku leeyahay ay qallaleen intii ay abaartu jirtay. Warbixintaan oo faahfaahsan waxaa inoo haya weriyaha Raadiyo Ergo Maxamed Xaashi.

Post your comments

Jawaab ka bixi

Please enter your comment!
Please enter your name here