Afgooye: Webiga qallalay oo saameyn ku yeeshay beeraleyda

0
106

Webiga shabeelle ayaa la sheegayaa inuu ka qallalay qeybo ka tirsan gobolka Shabeellaha hoose. Biyaha webiga waxaa ku tiirsan beeraley dalagyada ku waraabsada. Haddaba webiga qallalay waxaa uu saameyn dhanka waraabka ah ku yeeshay beeraleydii ku tiirsaneyd. Xasan Maxamed Muuddeey oo ka mid ah beeraleyda dalagyada aan wakhtigan waraabka u haysanin beertooda. Xasan oo ku sugan duleedka degmada Afgooye ayaa u warramay weriyaha Raadiyo Ergo Maxamed Xasan.

Post your comments

Jawaab ka bixi

Please enter your comment!
Please enter your name here