Gaarisa: 280 qoys oo biyo la’aan uga barakacay tuulada Wayaamo-jibriil

0
103

Tuulada Wayaamo-jibriil oo hoostagta degmada Gaaris ayay ka guureen dad gaaraya 280 qoys oo ah xoolo-dhaqatadii deegaanka. Biyo la’aanta ayaa halkaas ka jirto muddo bil ah, waxaana sababay markii ay gureen warihi ay dadka deegaanka biyaha ka cabi jireen. Tuuladu ma laha ceel, sidoo kale uma dhowa webi ay biyo ka soo dhaansan karaan.

Warbixintaan waxaa ka soo dhiyaariyay weriyaha Raadiyo Ergo Axmed Nuur Yogol.

Post your comments

Jawaab ka bixi

Please enter your comment!
Please enter your name here