Galgaduud: Biyo yaraan ka jirto tuulooyin hoos taga Dhuusamarreeb

0
135

In ka badan afartan tuulo oo ka tirsan Dhuusomarreeb ayay ka jirtaan biyo yaraan saameyn ku yeelatay xoolo-dhaqatada iyo dadka deegaanka. Roobkii dayrta kama da’in qaar ka tirsan tuulooyinkaas, qaarkoodna waxaa ka cilladoobay matoorradii ceelasha ka soo saari jiray biyaha. Warbixintaan soo socota waxaa inooga soo diyaariyay weriyaha Raadiyo Ergo ee Guriceel Cabdirisaaq Xirsi Haajirow.

Post your comments

Jawaab ka bixi

Please enter your comment!
Please enter your name here