Ceelbarde: In kabadan 20 qof oo ay hayso xiiqdheer dhowaan dillaacday

0
140

Wasaaradda caafimaadka ee maamulka Koonfur galbeed ayaa sheegay in cudurka xiiqdheerta uu ka dillaacay Ceelbarde iyo tuulooyinka u dhow. Ilaa 23 qof ayay wasaaraddu sheegtay in hadda uu cudurku hayo. Dadka uu ku dhacay cudurka waxaa u badan carruur. Weris Maxamed oo ka tirsan Raadiyo Ergo ayaa ku faahfaahineysa warbixintaan oo uu soo diyaariyay weriyaha Raadiyo Ergo ee Baydhabo Muxyadiin Xusni.

Post your comments

Jawaab ka bixi

Please enter your comment!
Please enter your name here