Dhageyso ruwaayadda Amal

0
96

Halkan ka dhegeyso qeybta toddobaad ee ruwaayadda Amal oo ah sheeko taxane ah oo uu soo saaray raadiyaha arrimaha bani’aadannimada ee Ergo. Sheekada Amal waxay ka hadleysaa daryeelka iyo badqabka carruurta Soomaaliyeed.

Waxaad dhegeysan kartaa maalmaha Jimcaha iyo Isniinta.

Post your comments

Jawaab ka bixi

Please enter your comment!
Please enter your name here