Shabeelaha dhexe: Xoolaha oo laga daweynayo cudurka jadeecada

0
45

Dhaqtar Abshir Maxamuud Axmed oo ah agaasimaha wasaarada xanaanada xoolaha ee Hirshabeele ayaa sheegay in cudurka jadeecada uu hayo ariga, uuna ka jiro deegaanno badan oo gobolka Shabeellaha dhexe ka mid ah. Maxamed Xasan ayaa soo jeedinaya.

Post your comments

Jawaab ka bixi

Please enter your comment!
Please enter your name here