Muqdisho: Dadka la nool HIV-ga oo walaac ka muujiyay xirnaashaha xarun ay dawooyin ka qaadan jireen

0
129

Xaruntaas oo la xiray dabaayadii sannadkii hore kuna taalla degmada Shibis ee gobolka Banaadir ayaa waxay kaloo bixin jirtay adeeg sheybaar oo lagu ogaado in daawadu u shaqeysay qofka xanuunka qabo marka uu qaato kaddib.

Haddaba waxaan arrintan ka wareysannay Maxamed Siciid oo ah isu-duwaha barnaamijyada ee dalladda dadka HIV la nool ee koonfurta iyo bartamaha Soomaaliya. Maxamed Xaashi oo ka tirsan Ergo ayaa wareystay.

Post your comments

Jawaab ka bixi

Please enter your comment!
Please enter your name here