Bari: Dhallinyaro shaqo abuur loo sameeyay oo billaabay jaamacado ay qarash la’aan uga hareen

0
136

Barnaamijka dhallinyaradan lagu tababaray kaddibna shaqada loogu abuuray oo laga sameeyey degmooyinka Badhan ee gobolka Sanaag, Dangorayo oo Nugaal ah iyo Waaciye oo ka tirsan gobolka Bari waxaa fuliyay urur la yiraahdo Fawesom oo ka shaqeeya horumarinta waxbarashada haweenka Soomaaliya, waxaana maalgeliyey hay’adda horumarinta ee Diakoni oo fadhigeedu yahay dalka Sweden.

Post your comments

Jawaab ka bixi

Please enter your comment!
Please enter your name here