Biyo yaraan ka jirta magaalada Baydhabo oo saameysay dadka ku jira xeryaha barakaca

0
117

Qoysaskan ayaa ahaa kuwo Hay,adda Save the Children ay booyado biyo dhaamin ugu sameyn jirtay hase yeeshee muddo seddex bil ah biyo dhaamintaas hakad ka gashay. Muxyadiin Xusni ayaa warbixintan Baydhabo ka soo diray.

Post your comments

Jawaab ka bixi

Please enter your comment!
Please enter your name here