Ceel-barde: Cunno yaraan haysa qoysas ku jira xero barakac

0
104

Cunno yaraan haysata labo boqol oo qoys oo ku nool xero lagu barakacay oo ku taalla degmada Ceel-barde ee gobolka Bakool ayaa keentay in nafaqo darrado ay ku dhacdo carruurta qoysaska xerada deggan. Muxyadiin Xasan ayaa warbixintan Baydhabo ka soo diray.

Post your comments

Jawaab ka bixi

Please enter your comment!
Please enter your name here