Shabeellaha dhexe: Qoysas colaad uga barakacay deegaannadooda oo hoy la’aan ku ah Balcad

0
202

In ka badan 300 oo qoys ayuu maamulka degmada Balcad ku qiyaasay inay ku barakaceen colaad u dhexeyso labo qabiil oo wada dego tuulooyinka Bander, Bukuraar iyo Dudumaaley. Dadkaas waxay u kala barakaceen Balcad iyo tuulooyin kale oo gobolka Shabeellaha hoose. Warbixintan waxaa soo jeedinaysa Leyla Cabdi Maxamed.

 

 

 

Post your comments

Jawaab ka bixi

Please enter your comment!
Please enter your name here