Kismaayo: Kaneecada oo la sheegay inay faafiso xanuunka kaduudiyaha

0
128
Dhaqtar Axmed Maxamed Xuseen oo ah maamulaha isbitaalka Daryeel ee magaalada Kismaayo ayaa sheegay in kaneecadu ay kaalin weyn ka qaadato inuu faafo xanuunka kaduudiyaha oo ka jira magaalada kismaayo. Dhaqtarka oo ka hadlay sida ugu fudud ee xanuunka lagu daweyn karo waxaa wareysatay Weris Maxamed.
Post your comments

Jawaab ka bixi

Please enter your comment!
Please enter your name here