1,500 oo qoys oo ka faa’idaystay biyo xireenno laga sameeyay deegaanno ka tirsan gobolka Bari

0
78

Dhallinyaro mutadawiciin ah oo gaarayo 500 oo qof oo kala jooga gudaha Puntland, dalalka khaliijka Carabta,Yurub iyo Waqooyiga Ameerika ayaa muddo sannad ah iska ururiyay lacag dhan $200,000, taas oo lagu dhisay biyo-xireennada. Warbixintan waxaa Garowe ka soo diray Cabdiraxmaan Maxamed Xaaji.

Post your comments

Jawaab ka bixi

Please enter your comment!
Please enter your name here