Talo dhaqtar oo ku saabsan qaabka loola tacaali karo bahalka Gendiga ee xoolaha ku dega

0
185

Qaar ka tirsan xoolo dhaqatada ku nool miyiga Buuloburte ayaa ka cabanaya bahalka gendiga, waxay sheegayaan inaysan haysan daawooyin ay kula tacaalaan. Haddaba Maxamed Xasan oo ka tirsan Raadiyo Ergo ayaa sida xoolo dhaqatadaan arrintaan ula tacaali karaan ka waraystay dhaqtar Suleymaan Maxamed Saalax oo ah dhaqtar xoolo madaxna ka ah ururka Dhaqaatiirta xoolaha ee bartamaha Soomaaliya ee soo gaabiyo CERELPA.

Post your comments

Jawaab ka bixi

Please enter your comment!
Please enter your name here