Shabeellaha dhexe: Sunta lagu buufiyo beeraha oo sannadkan yareysay wax soo saarka shinida

0
486

Dadka beerta shinida ee ku nool qaybo ka mid ah gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa sheegaya in sanadkaan cayayaan badan oo beeraha ku degay ay keentay in beeralaydu adeegsadaan sumo ka badan sanadihii hore. Maryan Cabdi ayaa warbixin arrintaas ku saabsan ka soo dirtay Jowhar.

Post your comments

Jawaab ka bixi

Please enter your comment!
Please enter your name here