Somaliland: Warbixin sannadle ah oo lagu sheegay dhibaatooyinka dad barakacay haysta

0
366

Madaxa xarunta xuquuqal insaanka madaxa bannaan Guuleed Axmed Jaamac ayaa sheegay in dadka baahiyaha kala duwan uga soo barakacay deegaannadooda ay wajahayaan dhibaatooyin ay ka mid yihiin cunno la’aanta, biyo yari, hoy la’aan iyo waxbarasho la’aan. Weriyaha Raadiyo Ergo Ilyaas Cabdi ayaa wareystay.

 

Post your comments

Jawaab ka bixi

Please enter your comment!
Please enter your name here