Maxabiis loo tababaray xirfado ay ku shaqeystaan marka ay xabsiga dhammeystaan

0
113

Konton kamid ah maxaabiista ku jirta xabsiga dhexe ee degmada Qardho ee gobolka Bari ayaa la baray xirfado sida korontada iyo faryaamada, oo la sheegay in loogu talagalay in ay ku shaqeystaan marka ay xabsiga ka baxaan.

Tababarka oo socday labadii bilood ee la soo dhaafay ayaa loo xushay in ay ka faa’iideystaan maxaabiista xabsiga dhammeysan rabo, si marka ay bannaanka tagaan ay ugu shaqeystaan xirfadahaas. Warbixin arrintaas ku saabsan waxaa noo heysa Leyla Cabdi Maxamed.

Post your comments

Jawaab ka bixi

Please enter your comment!
Please enter your name here