Jowhar: Beeraleyda bariiska oo ka cabanaya suuq xumo

0
278

Beeraleyda bariiska tacbada ee degmada Jowhar ee gobolka Shabeellaha dhexe ayaa ka cabanaya suuq xumo soo food-saartay wax soo saarkooda, taasoo ay u sababeynayaan in bariiska dibadda laga soo dhoofiya ay dadka iibsadaan, sidaa daraateedna kan gudaha uusanba suuq fiican heysan.

Cabdullaahi Xasan Yare ayaa kamid ah beeraleydaas. Wuxuu beer 9 hektar ah ku leeyahay Jowhar, wuxuuna rajeynayaa inuu goosto bisha soo socota horraanteeda. Raadiyo Ergo ayuu la soo xiriiray, Waris Maxamed oo wareysatay ayaa weydiistay marka hore  waxa uu ku doortay bariiska u tacban iyo rajada uu suuqa ka leeyahay.

Post your comments

Jawaab ka bixi

Please enter your comment!
Please enter your name here