Sababaha hortaagan in gabdhaha ay garsoorayaal noqdaan

0
97

Gabdho badan oo Soomaaliyeed ayaa cilmiga sharciga ka barta jaamacadaha si ay qeyb uga noqdaan nidaamka garsoorka ee deegaannada ay joogaan, sidaas oo ay tahay ma jiraan gabdho garsoorayaal ah.

Haddaba, maxaa ka hortaagan in gabari ay garsoosare sare noqota oo ay maxkamadaha fariistaan. Waxaan arrintaas wax ka weydiinay Hibaaq Ibraahim oo ah qareen.

Waxay wax ka dhigtaa kulyadda sharciga ee jaamacadda Hargeysa, waxayna u warrantay weriyaheena Hargeysa, Ilyaas Cabdi Cali.

Post your comments

Jawaab ka bixi

Please enter your comment!
Please enter your name here