Kismaayo: Xarun lagu keydiyo dhiigga oo caawisa hooyada uurka leh

0
263

Magaalada Kismaayo waxaa ka dhisan xarun isbitaalka magaalada u qaabilsan keydka dhiigga iyo diyaarinta dadka tabarucaadda u bixiyo dhiigga. Tani waxay wax badan ka beddeshay xaaladda haweenka umulaya ee dhiigga u baahdo xilliga foosha.

Maxamuud Xasan Muxumad oo ah madaxa xaruntan ayaa u warramay weriyaha Raadiyo Ergo Axmed Cabdi Toronto.

Post your comments

Jawaab ka bixi

Please enter your comment!
Please enter your name here