Wareysi: Dadaalka ka hortagga nabaad guurka ee ka socda gobolka Ceyn

0
76

Wasaaradda deegaanka ee Puntland ayaa in muddo ah ka wado gobolka Ceyn mashruuc ballaaran oo la isaga kaashanaya ka hortagga nabaad guurka iyo sidii deegaanka loo daryeeli lahaa.

Mashruuca oo la yiraahdo Saxansaxo ayaa ku guuleystay in howlo badan uu ka qabto arrimaha deegaanka. Haddaba, waxaan ka wareysanay isku duwaha wasaaradda deegaanka ee gobolka Cabdullaahi Maxamed Jaamac.

Weriyaha Raadiyo Ergo ee Buuhoodle Khadar Cowl Ismaaciil ayaa weydiiyey in uu faahfaahin ka bixiyo howlaha ay gobolka ka wadaan.

 

Post your comments

Jawaab ka bixi

Please enter your comment!
Please enter your name here