Arday ku waxbarasho beelay iskuulkii ay dhiganayeen oo roob uu burburiyey

0
85

Arday wax ka baranayey dugsiga hoose/dhexe oo ku yaalla tuulada Huguf oo ka tirsan magaalada Burco ee gobolka Togdheer ayaa waxbarashadii ay ka istaagtay, kaddib markii iskuulkii ay dhiganayeen roob tuulada ka da’ay bishii October uu ku burburay.

Wuxuu ahaa iskuulka keliya ee deegaanka ku yaalla, walina ardaydaas dib uguma noqon iskuulkooda. Haddaba, saameynta waxbarasho la’aanta ay ku yeelatay ardayda iyo waxa ay qabtaan waxaa warbixintan nooga soo diray weriyaha Raadiyo Ergo ee Hargeysa Ilyaas Cabdi Cali.

Post your comments

Jawaab ka bixi

Please enter your comment!
Please enter your name here