Qoysas ku barakacay Hiiraan oo wajahayo cunno yari

0
389

Ilaa 2,000 oo qoys oo bishii Sebtembar ku barakacay degmada Jalalaqsi ee gobolka Hiiraan, cabsi ay ka qabeen in lagu kor dagaallamo ayaa la soo sheegayaa in ay wajahahaan xaalad cunno kari.

Qoysaskaan ka kala yimaadeen tuulooyin galbeedka Jalalaqsi ku yaalla ayaanan ku laaban deegaannadooda tan iyo xilligaas. Faahfaahin ku saabsan xaaladooda waxaa warbixintan ku eegeysa Waris Maxamed.

Post your comments

Jawaab ka bixi

Please enter your comment!
Please enter your name here