Qaxootiga Dhadhaab oo la siiyey gaaska cuntada lagu karsado

0
149

Qaxootiga ku jira saddexda xero ee Dhadhaab waqooyi bari Kenya ayaa markii ugu horreysay hay’addaha gargaarku siinayaan gaaska cunnada lagu karsado. Ilaa 20,000 oo qoys ayaa ilaa hadda ka faa’iideystay barnaamijkan.

Qaxootiga iyo hay’aduhuba waxay sheegayaan in habkan cusub uu yareynayo dhibaato badan oo qaxootiga ku qabeen xaabada la shito oo ay qaxooti badan ay wax ku karsadaan. Weriyaheena Axmed-nuur Maxamed Yogol ayaa ka warramaya.

Post your comments

Jawaab ka bixi

Please enter your comment!
Please enter your name here