Dad u geeriyooday cudurka shuban biyoodka oo ka dillaacay Baraawe

0
101

Ilaa 30 qof oo u badan carruur ayaa cudurka shuban biyoodka ugu geeriyooday degmada Baraawe ee gobolka Shabeellaha hoose. Cudurka ayaa ka dillaacay degmada horraantii bishan, qofkii u dambeeyey ee u dhintayna wuxuu geeriyooday shalay.

Haddaba sababaha dillaacitaanka cudurka ee xilligan iyo xaaladda xanuunka ayaa Waris Maxamed oo ka tirsan Raadiyo Ergo waxay wax ka weydiisay agaasimaha guud ee isbitaalka Baraawe Dr Cabdalle Nuuraani.

Post your comments

Jawaab ka bixi

Please enter your comment!
Please enter your name here