Xaalado caafimaad darro oo ka taagan gobolka Shabeellaha dhexe

0
115

Dhibaatooyin caafimaad ayaa ka jira degmada Balcad iyo deegaannada hoostaga ee gobolka Shabeellaha dhexe. Waxaa baahida ugu badan qabo haweenka deegaannadaas oo marka ay u baahdaan inay umulaan dhiig bax halkaas ugu dhinta. Labadii bilood ee la soo dhaafay waxaa geeriyooday toddobo haween ah oo ku geeriyooday xarun caafimaad oo ku taalla degmada Balcad.

Haddaba sababta geerida haweenkaas iyo dhibaatada caafimaad ee deegaanka ka jirta waxaa faahfaahineysa Leyla Cabdi Maxamed.

Post your comments

Jawaab ka bixi

Please enter your comment!
Please enter your name here