Dhadhaab: Haween billaabay maqaaxiyo lagu kariyo cunto dhaqameedka Soomaalida

0
534

Qaar kamid ah haweenka ku nool xeryaha qaxootiga ee Dhadhaab ee dalka Kenya, ayaa fursado ganacsi oo cusub ku soo kordhiyey xeryaha, taasoo ay ku taageeraan nolosha qoysaskooda.

Haweenku waxay furteen maqaaxiyo yar yar oo gooni ah karinta cunto dhaqameedka ay Soomaalidu caanta ku tahay sida galleyda, digirta iyo sareenka. Macaamiil badan ayey sameysteen dumarkan, waxaana ka soo gala daqli ay qoysaskooda wax ugu qabtaan.

Weriyaha Raadiyo Ergo ee Dhadhaab, Axmed-nuur Maxamed Cabdullaahi ayaa faahfaahinta sheekadan noo haya.

Post your comments

Jawaab ka bixi

Please enter your comment!
Please enter your name here