Boosaaso: Carruurta qoysas barakac iyo qaxooti ah oo helay waxbarasho bilaash ah

0
338

Carruurta qoysas isugu jiro barakac iyo qaxooti oo ku nool magaalada Boosaaso ayaa helay waxbarasho bilaash.

Qoysaska carruurahaan ay ka soo jeedaan ayaa isugu jiro Soomaali iyo Yemeniyiin ka kala yimid Yemen iyo deegaanno ka Itoobiya oo rabshado ay ka dhaceen.

Warbixintaan soo socoto oo uu soo diyaariyay weriyaha Raadiyo Ergo ee magaalada Boosaaso Yuusuf Cabdi Shire waxaa soo jeedinaya Maxamed Xaashi Tawakal oo ka tirsan Raadiyo Ergo.

Post your comments

Jawaab ka bixi

Please enter your comment!
Please enter your name here