Dhadhaab: Unhcr oo sameysay hab cusub oo lagu keydinayo macluumaadka qaxootiga

0
222

Hayada qaxootiga u qaabilsan Qaramada Midoobay ee Unhcr qeybteeda diwangelinta iyo waaxda arrimaha qaxootiga ee dowladda kenya ayaa xeryaha Dhadhaab ka billowday barnaamij cusub oo macluumaadka qofka qaxootiga ah loogu keydinayo hab online ah.

Hay’adda ayaa sidoo kale keentay nidaam sharciga qaxootiga uu qofka qaxootiga ah ugu adeegsan karo habab kala duwan, sida inuu ku ganacsan karo iyo inuu ku heli karo sharciga gaari wadista.

Weriyaha Raadiyo Ergo ee Dhadhaab Axmed-nuur Yogol ayaa barnaamijkaan ka wareystay Cabdiqaadir Dhicis Deeqow oo ah madaxa diiwaan gelinta waaxda arrimaha qaxootiga ee kenya.

Post your comments

Jawaab ka bixi

Please enter your comment!
Please enter your name here