Sool: Dugsiga hoose dhexe ee deegaanka Kala-bayr oo ciriir uu ka jiro

0
108

Dugsiyada waxbarashada ee deegaanka Kala-bayr ee gobolka Sool ayaa laga dameeyaa inuu ka jiro ciriiri badan, kaddib markii qoysaskii ku barakacay colaaddii Dhumat ay caruurahooda ku biireen dugsiyada ku yaalla Kala-bayr.

Weriyaha Raadiyo Ergo Faarax Dubbad ayaa warbixintaan ka soo diyaariyay.

Post your comments

Jawaab ka bixi

Please enter your comment!
Please enter your name here