Somaliland: Carruurta oo laga daweynayo cudurka Oof-wareenka

0
53

Kumannaan carruur ah ayaa laga daweeyay cudurka Oof-wareenka oo aad u saameya carruurta ka yar shanta sano.

Cudurka ayaa carruur badan ku dilay Somaliland. Hay’adda badbaadada carruurta ee Save the Children ayaa sheegtay in cudurku uu yahay dilaa la illoobay.

Warbixintaan oo faahfaahsan waxaa inoo haya weriyaha Raadiyo ergo ee Hargeysa Ilyaas Cabdi Cali.

Post your comments

Jawaab ka bixi

Please enter your comment!
Please enter your name here