Haweenka Somaliland oo maanta shir weyne ku qabsaday magaalada Hargeysa

0
60

Ururrada haweenka Somaliland ayaa maanta magaalada Hargeysa ku yeeshay shir weyne looga hadlayay caqabadaha haweenka iyo sida looga gudbi karo.

Haweenka ka qeyb galay shirka ayaa soo gudbiyay warbixin muujineysa qaabka ay shaqooyinka u helaan oo hooseeya, haweenka suuqyada ku ganacsada oo aan helin goobo fiican oo ay ku ganacsadaan, saamiga xilalka xukuumadda Somaliland ay ku leeyihiin oo yar iyo in loo baahan yahay in kor loo qaado.

Weriyaha Raadiyo Ergo ee magaalada Hargeysa Ilyaas Cabdi Cali ayaa warbixintaan ka soo diyaariyay.

Post your comments

Jawaab ka bixi

Please enter your comment!
Please enter your name here