BARNAAMIJKA TACAB

0
216

Dhegeyso barnaamijka tacab oo aan uga hadalno beeraha. Barnaamijka toddobaadkaan oo ku saabsan beeraleyda deegaanno ka tirsan Nugaal oo ku hungoobay dalagyadii ay tacbadeen roobka dayrta oo baaqday dartee iyo xubinta talada khabiirka oo iyana ku saabsan habka ay beeraleyda Soomaalida u suuq gayn karaan dalagyadooda. Waxaa barnaamijka soo jeedineysa Weris Maxamed.

Post your comments

Jawaab ka bixi

Please enter your comment!
Please enter your name here