QIIMAHA XOOLAHA

0
65

Dhegeyso xubinta qiimaha xoolaha oo maalin walba aad ka dhegeysan karto Raadiyo Ergo. Xubintan waxaan ku eegnaa hadba qiimaha lagu kala iibsanayo xoolaha seyladaha qaar ee Soomaaliya. Maanta waxay qiimaha xoolaha nooga imaanayaan seyladaha Ceerigaabo iyo Dhahar ee gobol Sanaag, waxaana soo jeedinaya Maxamed Saalax oo ah weriyaha Raadiyo Ergo ee Sanaag.

Post your comments

Jawaab ka bixi

Please enter your comment!
Please enter your name here