BARNAAMIJKA DHAKHTARKA RAADIYAHA

0
300

Dhegeyso barnaamijka Dhakhtarka Raadiyaha oo toddobaadkiba aan baahinno Talaadada. Barnaamijka oo maanta laga soo diyaariyay magaalada Baydhabo ee gobolka Bay waxaa marti ku ah Dr. Sacdiya Axmed Cabdi oo ka howlgasha isbitaalka guud ee Baydhabo. Muxyadiin Xasan oo ah weriyaha Raadiyo Ergo ee Baydhabo ayaa soo jeedinaya toddobaadkaan.

 

Post your comments

Jawaab ka bixi

Please enter your comment!
Please enter your name here