Dadka ku barakacay Baydhabo oo iibsaday dhulal ay iyagu leeyihiin

0
169

Dadka barakaca ah ee ku nool magaalada Baydhabo ee gobolka Bay ayaa iibsaday dhulal ay iyagu leeyihiin si ay uga baxaan dhibaatada ka soo gaarto dhulal aysan lahayn oo mar kasta laga saaro, sida uu warbixintaan ku faahfaahinayo weriyaha Raadiyo Ergo ee magaalada Baydhabo Muxyadiin Xasan.

Post your comments

Jawaab ka bixi

Please enter your comment!
Please enter your name here