Caabudwaaq: Gargaar loo qeybiyey qoysas ka soo barakacay Itoobiya

0
65

Inka badan 400 oo qoys oo ku nool xeryo dadka barakacay oo ku yaalla degmada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud, ayaa helay gargaar ay qeybintiisa iyo ururintiisa qeyb ka ahaayeen dad iyaguna barakac ah oo abaarihii dhawaa ee dalka ka dhacay.

Qoysaska gargaarka helay, ayaa ka soo barakacay rabshado ka dhacay deegaanno ka tirsan Itoobiya. Weriyaheena Cabdirisaaq Xirsi Maxamed ayaa faahfaahinaya.

Post your comments

Jawaab ka bixi

Please enter your comment!
Please enter your name here