DHEGEYSO BARNAAMIJKA DHAQTARKA RAADIYAHA

0
301

Barnaamijka dhaqtarka raadiyaha, wuxuu ku saabsan naas-nuujinta iyo muhiimadda ay u leeyahay hooyada iyo ilmaheeda, waxaana marti ku ah barnaamijka Drs Hodan Axmed Cali, oo ka shaqeysa isbitaal ay leedahay jaamacadda Banaadir ee magaalada Muqdisho. Leyla Cabdi Maxamed oo ka tirsan Raadiyo Ergo ayaa wareystay.

 

Post your comments

Jawaab ka bixi

Please enter your comment!
Please enter your name here