Balcad: Nolol adag oo ay wajahaan dadka ku nool tuulooyin ay fatahaad go’doomisay

0
71

Xaalad adag oo xagga nolosha ah ayey wajahayaan, qoysaska ku nool toddoba tuulo oo hoostaga degmada Balcad ee gobolka Shabeellaha dhexe, kuwaasoo ay go’doomiyeen daadad ka dhashay fatahaad uu sameeyey webiga Shabeelle.

Fatahaad ayaa sidoo kale sababtay in qoysas badan ay tuulooyinka ka barakacaan.

Haddaba, warbixin ku saabsan saameynta nolosha, caafimaadka iyo adeegyada kale ee aas-aasiga ah ee ay go’doomintan ku yeelatay qoysaska ku nool tuulooyinkan waxaa noo haya Maxamed Xasan oo ka tirsan Raadiyo Ergo.

Post your comments

Jawaab ka bixi

Please enter your comment!
Please enter your name here