Galgaduud: Qoysas colaado ku barakacay oo cunto iyo biyo yaraan ay haysato

0
179

In ka badan saddex boqol oo qoys oo barakacay ayaa wajahaya xaalad cunto iyo  biyo yaraan ah. Qoysaskaan ayaa ka barakacay deegaan la yiraahdo Hargis iyo dhul miyi ah oo u dhow oo 26 km dhanka galbeed kaga began degmada Balanballe ee gobolka Galgaduud, sida uu warbixintaan ku faahfaahinayo weriyaha Raadiyo Ergo ee Gaalkacyo Jibriil Cismaan Cilmi.

Post your comments

Jawaab ka bixi

Please enter your comment!
Please enter your name here