Dowladda Hoose ee Waaciye gobolka Bari maamulka Puntland ee Soomaaliya, ayaa waxbrasho bilaash ah ugu deeqday 50 carruur ah.
Carruurtan ayaa kasoo jeeda qoysas ay xooluhu ku dhaafeen abaartii dhacday labo sano ka hor ee 2016-kii.
Warbixintan waxaa inoo soo diyaariyey Cabdulraxmaan Maxamed Caato, waxaa inoo soo jeedineysa Leyla Cabdi.