Xilli magaalada Muqdisho laga furay Warshada samaysa caanaha bacaysan oo la warshadeeyo marka xoolaha laga soo lisay ayaa dadku hadda kaga maarmeen inay dhowr mar kar-kariyaan caanaha xoolah. Warbixintan waxaa Muqdisho ka soo diray Cali Aadan Muumin.