Somaliland: Qorshe lagu ilaalinayo deegaanka iyo duur-joogta oo laga wado Togdheer

0

Xafiiska isku duwaha wasaaradda deegaanka ee Somaland ee gobolka Togdheer ayaa wado qorshe lagu ilaalinayo duur-joogta iyo deegaanka, iyadoo looga gol-leeyahay in aanan lagu xad gudbin duur-joogta, lagana hortago xaalufinta dhirta.

Haddaba qorshahaas iyo sida ay wasaaraddu uga shaqeyneyso badqabka duur-joogta ayaan ka wareysanay isku duwaha wasaaradda deegaanka ee gobolka Togdheer Yuusuf Warsame Mire. Weriyaha Raadiyo Ergo ee Burco, Sidiiq Yuusuf Khalaf ayaa wareystay.

Post your comments

Jawaab ka bixi

Please enter your comment!
Please enter your name here