Muqdisho: Sanad kaddib nolosha qoysaska eheladooda ku waayay qaraxii Soobe

0
243

Sanadkii hore ee2017 bishiisii tobnaad, waxaa qarax ay dad badan ku dhinteen uu ka dhacay isgoyska Soobbe ee magaalada Muqdisho. Boqollaal qoys ayaa eheladoodii ay jeclaayeen ku waayay qaraxa. Qaarkood waxay waayeen dadkii ay nolosha qoysasku ku tiirsaneyd. Haddaba sanad kaddib maxaa iska baddelay nolosha qoysaskaas? Warbixintaan waxaa ku eegaysa Leyla Cabdi Maxamed.

Post your comments

Jawaab ka bixi

Please enter your comment!
Please enter your name here