Boosaaso: Qiimaha raashinka oo sare u kacay

0

Qiimaha raashinka qutul daruuriga oo sare uga kacay magaalada Boosaaso ee gobolka Bari ayaa saameyn dhinaca nolosha ah ku yeeshay dadka gudaha dalka ku barakacay iyo kuwa danyarta ah. Haddaba sababaha loo aaneynaya qiimo kororka raashinka iyo nooca saameynta uu reebay waxaa warbixin arrintaas ku saabsan Boosaaso nooga soo diray weriyaheena Yuusuf Cabdi Shire.

Post your comments

Jawaab ka bixi

Please enter your comment!
Please enter your name here