Galgaduud: Biriq xoolo ku laysay deegaan ka tirsan Guriceel

0
369

Miyi la yiraahdo Miryahuud oo degmada Guriceel u jira 60 km kana xiga dhanka koonfur ayay biriq ku laysay xoolo ari ahaa.

Roobka biriqda watay wuxuu halkaas ka da’ay habeenkii Talaadada.

Maxamed Maxamuud Jimcaale oo ah ninka ariga ay biriqda ka laysay ayaa sida ay wax u dhaceen uga warramay weriyaha Raadiyo Ergo ee Guriceel Cabdirisaaq Xirsi Haajirow.

Post your comments

Jawaab ka bixi

Please enter your comment!
Please enter your name here