Puntland: Dabeylo saameeyay deegaanna ku yaalla xeebaha

0
330

Agaasimaha hay’adda maaraynta masiibooyinka maamulka Puntland, Cabdullaahi Xaashi Cayrow ayaaa sheegay in roobki badnaa ee dabaylaha xooggan watay uu baaqaday, balse ay jiraan dabaylo dhibaato u gaystay meelaha xeebaha ah qaar. Qof ayaa dhintay, meelo kale guryo ayay saqafka ka qaadday, dad reer miyi ahna waxaa la sheegay inay guryihii ka qaadday. Fowsiyo Cumar ayaa wareysatay.

Post your comments

Jawaab ka bixi

Please enter your comment!
Please enter your name here