Mudug: Hoy la’aan haysata qoysaska ku nool xeryaha lagu barakacay ee Gaalkacyo

0
232

Kumannaan qoys oo ku nool xeryha lagu barakacay ee duleedyada magaalada Gaalkacyo ayaan wakhtigaan haysan hoy ay ka galaan roobka, iyada oo dayrtu ay ka curatay qeybo ka tirsan gobolka Mudug, sida uu warbixintaan ku faahfaahinayo weriyaha Raadiyo Ergo ee magaalada Gaalkacyo Jibriil Cismaan Cilmi.

Post your comments

Jawaab ka bixi

Please enter your comment!
Please enter your name here