Galgaduud: Cunto yaraan iyo hoy la’aan haysato qoysas ka soo colaado Itoobiya ka jira

0
295

In ka badan 40 qoys oo ka soo cararay colaado ka dhacay deegaannadii ay ku noolaayeen oo ku yaallo Itoobiya ayay xaalad cunto yaraan iyo hoy la’aan ku haysataa degmada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud.

Qaarkood waxay Jigjiga iyo meelo kale oo Itoobiya ah uga soo tageen qaar ka tirsan eheladooda marki ay u awoodi waayeen kharashka gaadiidka lagu soo raaco.

Warbixintaan oo dhammeystiran waxaa inoo soo diyaariyay weriyaha Raadiyo Ergo ee Guriceel Cabdirisaaq Xirsi Haajirow.

Post your comments

Jawaab ka bixi

Please enter your comment!
Please enter your name here